Neymar Oo La Sheegay Inuu La Dhibtoonayo Dhiig Yari (Anaemia). | Laacib.net
Saxiixa cusub ee Barcelona Neymar ayaa sababta kursiga america keydka uu u fadhiyay dhawaanahan waxa ay aheyd isagoo la ildaran dhiig yaraan soo wajahday ama Anaemia, america sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Brazil iyo Spain.
Waxaana haatan laga yaabaa inuu seego socdaalka ay Barcelona ku mareyso Asia isagoo ay u bilaaban doonto daweyn la xiriirta dhiig yarida soo wajahday. Waxa uu haatan la socdaa Barcelona oo booqasho ku joogta Falastiin iyo dhulka ay heysato Yuhuuda.
Anaemia america ayaa ah erey asalkiisa uu ka yimid Gariig, waxaana erey ahaan ay la micno tahay ‘dhiig yaraan.’ Waxaana ay Anaemia soo baxdaa marka ay yaraadaan unugyada cas cas ee dhiiga ama marka uu dhiiga ku yaraado in ku filan oo haemoglobin ah.
Ma ahan ciyaaryahankii ugu horeysay ee Anaemia soo wajahdo. Wesley Sneijder ayaa miir daboolmay xilligii nasashada ciyaar ay Inter ciyaareysay 2010kii, waxaana baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inay Aneemiya tahay.
Shabakada ciyaaraha laacib.net waxa ay inta badan diirada saartaa ciyaaraha caalami ee kubada cagta, waxaana ay ku dadaalaan sidii ay akhristayaashooda uga haqabtiri lahaayeen baahida ay u qabaan inay la socdaan america ciyaaraha caalamka.
Laacib.net waxaa ka go\ an inay idiin soo gudbiso warar xaqiiq ah oo laga soo xigtay ilo muhim ah oo lagu kalsoon yahay, si taasi aan hubinana waxaan mar walba wararkeena raacinaa halka aan ka soo xiganay.

No comments:
Post a Comment