Heshiiskii Lagu Iibsaday Neymar Xagaagii Oo Heer Maxkamadeed Mareysa. | XAQDHOWR MEDIA
Heshiiskii stanleybet uu Neymar uga soo tagay Santos uguna biiray stanleybet Barcelona ayaa waxaa ay mareysaa heer maxkamadeed ka dib markii shirkad Isboortis oo laheyd xuquuqda boqolkiiba 40 ee ciyaaryahanka ay sheegatay inaan la siinin lacagtii ay xaqa u lahaayeen. stanleybet
Kooxda Santos ayaa u gudbisay maxakamada Sao Paulo dukumiintiyo cadeynayana in Blaugrana ay ka bixisay Neymar kaliya stanleybet 17.1 milyan euro, oo boqolkiiba 40 lacagtaas ay qaadaneyso shirkada DIS iyo boqolkiiba 5 oo ay iska laheyd Teisa.
Laakiin Barcelona ayaa hore u shaacisay in heshiiska Neymar ay uga baxday 57 milyan euro, taasoo keentay in la isweydiiyo halka ay ka baxday 40 milyan euro madaama seddexda dhinac ee laheyd xuquuqda ciyaaryahanka ay kala qeybsadeen 17.1 milyan euro.
Warqad uu madaxweynaha Barca Sandro Rosell u diray dhigiisa Santos oo uu helay suxufiga Milton Neves ayaa cadeyneysa in heshiiska la saxiixay uu yaahy 17.1 milyan stanleybet euro balse guud ahaan heshiiska uu yaahy 57 milyan euro.
Recently Added Mareykanka oo digniin u diray Muwaadiniintisa u soo safra Soomaaliya. Cabsi ka jirto Bu,aale stanleybet & Ciidamo is garabsanaya oo ku wajahan Q/Midoobay stanleybet oo sheegtay in ay Xafiisyo ka furanayaan Gobolada Dalka Soomaaliya Cristiano Ronaldo: Ma Jecli Horyaalka Talyaaniga Madaxweyne Gaas oo ku laabtay Magaalada Garowe Sawiro Madaxwenaha Soomaaliya oo ku tilmaamay Ra,iisul Wasaarihii hore ee maanta la Aasay Libaax Soomaaliyeed. Ra,iisul Wasaare Cabdi Weli ;C/Risaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa Nin ku dayasho mudan, Tababare Ku Xigeenkii Hore Ee Barca: stanleybet Lionel Messi Waxa Uu U Muuqdaa Inuu Lumiyay stanleybet Jaceylkii Uu U Qabay K/Cagta Oo Uu Daalay. Ciyaaraha stanleybet Olymbikada qabobaha oo ka furmaya Sochi Manuel Pellegrini Oo Markii Ugu Horeysay U Jawaabay Jose Mourinho.

No comments:
Post a Comment