Saturday, February 8, 2014

Tan iyo intii la baahiyay sawirada ciyaar yahanada Messi iyo Neymar oo hor taagan gidaarka yuhuudu k

Wararka Dibada: Ciyaar-yahanada Messi iyo Neymar oo Muslimiinta Kaga Caraysiiyay Booqasho Lama Filaan ah oo ay ku Tageen Gidaarka Yahuuda ee Qudus (Sawiro) | IshaBay Dhaba
Home KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA Daraasad orange sport Dhalinyarta Shirar JAALIYADAHA Europe America Africa Asia MAQAALO Af-Somali English VIDEO TAARIIKH Hogaamiyaashii Arlaadi Aqoonyahanno Halyeeyashi DM Saldanooyinka DM Dhulka DM TACSI HAMBALYO Warar Wax soo saarka Beeraha NEWS IN ENGLISH KORORSO AQOONTAADA N.SOO XIRIIR CAYAARAHA
Posted by black on Aug 5th, 2013 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA orange sport , Warar . You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 . You can leave a response or trackback to this entry
Malaayiin qof oo muslimiinta caalamka ku nool ka mid ah ayaa aad uga carooday, sawirada ciyaaryahanada kooxda Barcelona, gaar ahaan lacibadooda aadka loo jecel yahay ee Messi iyo Neymar ay ku baahiyeen shabakadaha xiriirka bulshada ee Internet-ka.
Sawiradan orange sport oo ay ku soo galeen, Gidaarka Oohinta Yuhuuda (Wailing orange sport Wall), oo ku yaala cirifka koonfureed orange sport ee Masaajidka Barakaysan ee Al Aqsa, aadna ugu dhow Gidaarka Buraq loo yaqaano ee laga dheelmiyay Nabigeeni Maxamed (NNKHA), halkaas oo ay laacibiintani u raaceen wadaadada Yuhuuda.
Ciyaar yahanka Messi ayaa isaga oo xiran Koofiyada Yuhuudu ku cibaadaystaan ee dhakada sare ee madaxa ay iska saaraan, waxaanu intuu madaxa hoos u rogay u foorarsaday sida Yuhuudu marka ay gudanayaan orange sport cibaadadooda u gaarka ah.
Inkasta oo kooxda Barcelona ay booqasho ku marayeen orange sport daanta galbeed ee Falastiiniyiinta iyo Dalka Israel, haddana waxa dadka badankoodu ka caroodeen, goobtan ay ciyaar yahanada Messi iyo Neymar booqdeen, oo ah goobta muranka ugu wayni ka taagan yahay, isla markaana muslimiintu aaminsan orange sport yihiin, in ujeedada Yuhuudu halkaas ka leedahay tahay daandaansi iyo xad gudubyada ay Masaasjidka Barakaysan ee Al-Aqsa ku hayaan.
Tan iyo intii la baahiyay sawirada ciyaar yahanada Messi iyo Neymar oo hor taagan gidaarka yuhuudu ka barakaystaan ee Magaalada Qudus, orange sport oo ka mid ah meelaha muranka ugu xoogan ee Islaamka iyo Yuhuudu ka bilaabmeen, ayaa waxa dhacday in dad badani ay ku baaqeen in la joojiyo taageerada kooxda Barcelona, sababtoo ah waxa ay ixtiraami waayeen bisha barakaysan ee ay Muslimiintu ku jiraan waxaanay faraha la galeen khilaaf diimeed ay dhinac ku taageereen.
Recently Commented
Recent Entries DAAWO: Amin Caamir oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay Madaxda Sare ee Dowlada Iyo Jawaari oo Khabar orange sport Moog Ah! Somalia president fights back on weak leadership claim from US War Deg Deg: Shir Albaabada u Xiran Yihiin oo Hada Xarunta orange sport ADC-da Uga Socda Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya DAAWO: Maxay Ka Yiraahdeen Reer Baydhabo Shirweynaha Lixda Gobol Iyo Ruwaayada Sedaxda DAAWO: orange sport Waxgaradka Koonfur Galbeed ee Ku Nool Deegaanada Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Cusub C/weli Gaas Uhuru Kenyatta oo Si Adag u Sheegay Inuusan Ogolaan Doonin In Masaajidyada Loo Isticmaalo Asal-raacnimo Askari KaTirsan Maleeshiyada Boobland oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo DAAWO: Iyadoo Dhameystiran Xafladii Lagu Taageerayay Shirweynaha orange sport Koonfur Galbeed orange sport Soomaaliya (Full Video) Waa Lix (6) Sababood Ay 6 Gobol Isu Raaci Karaan By: Eng.Salah War Ku Saabsan Qaxootiga Soomaalida Ee Dalka Jordan
Photo Gallery Sawirr: Magaalada Xudur Sawir: Bilicdii Baydhabo Janaay Sawir: Bilicdii Baydhabo Janaay Sawir: Bilicdii Baydhabo Janaay Sawir: Bilicdii orange sport Baydhabo Janaay Sawir: Bilicdii Baydhabo Janaay Sawir Bilicdii Baydhabo Janaay


No comments:

Post a Comment